Sideen u beddelaa lambarka taleefankayga gacanta?
Cusboonaysii lambarka taleefanka ee koontadaada.
-
Tallaabada 1. Fur bogga xogtaada (profile)
Dooro magacaaga oo ku yaal geeska sare ee midig, kadibna dooro Profile.
-
Tallaabada 2. Dooro Add Mobile Number
Qaybta Mobile Number, dooro Add Mobile Number. Haddii lambar horay u diiwaangashan yahay, dooro change mobile number.
-
Tallaabada 3. Xaqiiji lambarkaaga
Geli lambarka taleefankaaga gacanta oo dooro Send OTP. Geli koodhka hal mar la isticmaalo (one-time passcode) ee fariinta qoraalka ah, kadibna dooro Verify OTP.
-
Tallaabada 4. Xaqiiji
Koontadaadu hadda waxay leedahay lambarka taleefanka cusub.
Waa intaas. Waad dhammeysay.