Sideen u hawlgeliyaa (activate) kaarkayga debit ee Prisma?
Raac tilmaamaha la socday kaarkaaga, ama wac 833-316-6047 oo dooro doorashada 2, kadibna doorashada 1.
Jawaabtani ma ku caawisay?
Waad ku mahadsan tahay inaad noo sheegtay.
Waan ka xumahay inay tani ku caawin weyday. Waxaad eegi kartaa dhammaan mawduucyada caawinta, ku raadin kartaa erayo kale sanduuqa raadinta ee sare, ama fariin u diri kartaa Kooxda Maamulka Guriga.