Sideen u dejiyaa Direct Deposit (lacag si toos ah loogu shubo)?
Direct deposit wuxuu lacagta si toos ah u geliyaa My Wallet ama koontadaada CashBuilder. Tusaale ahaan, loo-shaqeeyahaagu wuxuu halkaas kuugu soo diri karaa mushaharkaaga. Si aad u dejiso, waxaad u baahan tahay lambarka koontadaada iyo lambarka routing-ka. Si aad u hesho, dooro Account & Routing oo ku yaal bogga hore ee My Banking.
Jawaabtani ma ku caawisay?
Waad ku mahadsan tahay inaad noo sheegtay.
Waan ka xumahay inay tani ku caawin weyday. Waxaad eegi kartaa dhammaan mawduucyada caawinta, ku raadin kartaa erayo kale sanduuqa raadinta ee sare, ama fariin u diri kartaa Kooxda Maamulka Guriga.